L aakiinse Rabbigu wuxuu baddii ku soo daayay dabayl weyn, kolkaasaa waxaa baddii ka dhex kacay duufaan xoog leh, doonnidiina waxay ku dhowaatay inay burburto.
Но Господь навел на море страшный ветер, и поднялся такой сильный шторм, что корабль был готов разбиться.
Continue reading Report error