Yoonis 1:13 ~ Iona 1:13

picture

H abase yeeshee nimankii aad bay seeb doonnidii ugu wadeen oo ugu dadaaleen inay xeebtii ku soo noqdaan, laakiinse way kari waayeen, maxaa yeelay, badda duufaankeedii oo ka gees ahaa aad iyo aad buu u sii weynaaday.


Oamenii aceştia vîsleau ca să ajungă la uscat, dar nu puteau, pentrucă marea se întărîta tot mai mult împotriva lor.

Continue reading Report error