Cobadyaah 1:9 ~ ﻋﻮﺑﺪﻳﺎ 1:9

picture

R eer Teemaanow, raggiinna xoogga badanu way wada nixi doonaan, oo sidaas daraaddeed mid kasta oo buurta Ceesaw ka yimid ayaa laynta ku go'i doona.


حَتَّى رِجالُكَ الأقوِياءُ يا تَيمانُ سَيَرتَعِبُونَ، كَي يُزالَ كُلُّ الرِّجالِ مِنْ جَبَلِ عِيسُو بِالقَتلِ.

Continue reading Report error