Caamoos 9:14 ~ ﻋﺎﻣﻮﺱ 9:14

picture

O o anigu waxaan soo celin doonaa maxaabiistii dadkayga Israa'iil, oo iyana way dhisi doonaan magaalooyinkii baabba'ay, wayna degi doonaan, oo beercanabyo way beeran doonaan, khamrigoodana way cabbi doonaan, oo weliba waxay samaysan doonaan beero, oo midhahooda way cuni doonaan.


وَسَأُعِيدُ ما سُبِيَ مِنْ ثَرَواتِ شَعبِي، فَيَبنُونَ مُدُناً وَيَسكُنُونَها، وَيَزرَعُونَ كُرُوماً وَيَشرَبُونَ نَبِيذَها، وَيَغرِسُونَ بَساتِينَ وَيَأكُلُونَ ثِمارَها.

Continue reading Report error