Caamoos 9:13 ~ Амос 9:13

picture

O o Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaa iman doona wakhti kan beerta falaa uu soo gaadhi doono kan gooya, oo kan canabka ku tuntaana wuxuu soo gaadhi doonaa kan iniinaha beera, oo buurahana waxaa ka soo daadan doona khamri macaan, oo kuraha oo dhammuna way wada dhalaali doonaan.


Вот, наступят дни, говорит Господь, когда пахарь застанет еще жнеца, а топчущий виноград--сеятеля; и горы источать будут виноградный сок, и все холмы потекут.

Continue reading Report error