Caamoos 8:8 ~ Амос 8:8

picture

T an daraaddeed miyaan dhulku la gariiri doonin, oo mid kasta oo degganuna miyuusan barooran doonin? Haah, oo dhammaantiis wuxuu u kici doonaa sida Webiga, oo wuu rogrogman doonaa, dabadeedna wuxuu u degi doonaa sida Webiga Masar.


Няма ли да се поклати земята за това и всеки, който живее на нея, да жалее? Така! И тя цяла да се издига като Нил, ще се развълнува и спада пак като Египетската река.

Continue reading Report error