Caamoos 8:5 ~ Amos 8:5

picture

o o leh, Goormuu dayaxa cusubu dhammaan doonaa aan hadhuudhka iibinnee? Sabtiduse goormay na dhaafaysaa aannu sarreenka soo saarnee, idinkoo miisaanka eefaah yaraynaya, oo miisaanka sheqelkana weynaynaya, kafadahana khiyaano ku beenaynaya,


Saying: “When will the New Moon be past, That we may sell grain? And the Sabbath, That we may trade wheat? Making the ephah small and the shekel large, Falsifying the scales by deceit,

Continue reading Report error