O o wuxuu igu yidhi, Caamoosow, maxaad aragtaa? Oo anna waxaan idhi, Waxaan arkaa dambiil midho bisilu ka buuxaan. Markaasaa Rabbigu wuxuu igu yidhi, Dadkayga Israa'iil dhammaadkoodii baa yimid, oo anigu mar dambe iyaga iska dhaafi maayo.
And He said, Amos, what do you see? And I said, A basket of summer fruit. Then said the Lord to me, The end has come upon My people Israel; I will not pass by and spare them any more.
Continue reading Report error