I idihiinnana waan u beddeli doonaa tacsi, oo gabayadiinna oo dhanna baroorasho baan u beddeli doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa in qof kasta joonyad xidho oo madax kastana la xiiro, oo waxaan ka dhigi doonaa sidii baroorasho wiil madi ah loogu baroorto, oo dhammaadkeedana sidii maalin qadhaadh.
And I will turn your feasts into mourning and all your songs into lamentation, and I will cause sackcloth to be put upon all loins and baldness shall come on every head; and I will make that time as the mourning for an only son, and the end of it as a bitter day.
Continue reading Report error