Caamoos 7:2 ~ Amós 7:2

picture

O o markay dhammeeyeen cunitaankii cawskii dalka ayaan idhi, Sayidow, Rabbiyow, waan ku baryayaaye, na cafi, waayo, bal reer Yacquub sidee bay isu taagi doonaan? Waayo, iyagu waa yar yihiin.


Sucedió que cuando habían terminado de devorar la hierba de la tierra, yo dije: “Señor Dios, Te ruego que perdones. ¿Cómo podrá resistir Jacob Si es tan pequeño ?”

Continue reading Report error