Caamoos 6:7 ~ Amós 6:7

picture

H addaba sidaas daraaddeed iyagu waxay haatan raaci doonaan kuwa marka hore maxaabiis ahaanta loo kaxaysan doono, oo diyaafadda kuwa iskala bixin jiray waa dhammaan doontaa. Rabbiga Oo Karhay Kibirkii Yacquub


Por tanto, ahora pasarán en el principio de los que á cautividad pasaren, y se acercará el clamor de los extendidos.

Continue reading Report error