Caamoos 6:14 ~ Amos 6:14

picture

L aakiinse bal eega, dadka dalka Israa'iilow, Rabbiga ah Ilaaha ciidammadu wuxuu leeyahay, Quruun baan idinku soo kicin doonaa, oo iyana waxay idinku dhibi doonaan tan iyo meesha Xamaad laga galo iyo ilaa webiga Carabaah.


“For behold, I am going to raise up a nation against you, O house of Israel,” declares the Lord God of hosts, “And they will afflict you from the entrance of Hamath To the brook of the Arabah.”

Continue reading Report error