Caamoos 5:14 ~ Амос 5:14

picture

W anaagga doondoona, sharkase ha doondoonina, aad noolaataane, oo sidaasuu Rabbiga ah Ilaaha ciidammadu idiinla jiri doonaa sidaad u tidhaahdaan.


Потърсете доброто, а не злото, за да живеете; Така Господ, Бог на Силите, ще бъде с вас, както речете.

Continue reading Report error