Caamoos 5:12 ~ Amos 5:12

picture

W aayo, waan ogahay xadgudubyadiinnu inay badan yihiin, iyo dembiyadiinnu inay waaweyn yihiin, kuwiinnan kii xaqa ah dhiba, ee laaluush qaata, oo masaakiinta iridda joogtana xaqooda ka leexiya.


For I know your transgressions are many and your sins are great, You who distress the righteous and accept bribes And turn aside the poor in the gate.

Continue reading Report error