Caamoos 5:11 ~ ﻋﺎﻣﻮﺱ 5:11

picture

M iskiinka baad ku tumataan, oo waxaad ka qaadataan sarreen badan, sidaas daraaddeed guryihii aad dhagax la qoray ka dhisateen kuma hoyan doontaan, oo beercanabyadii wanwanaagsanaa ee aad beerateenna khamrigooda kama cabbi doontaan.


وَلِذَلِكَ وَلِأنَّكُمْ تَدُوسُونَ عَلَى المَساكِينِ، وَتَأخُذُونَ مِنهُمْ حِصَّتَهُمْ مِنَ القَمحِ، فَإنَّكُمْ سَتَبنُونَ بُيُوتاً فَخمَةً مَبنِيَّةً مِنْ حِجارَةٍ مَقطُوعَةٍ، وَلَكِنَّكُمْ لَنْ تَسْكُنُوها. وَالكُرُومُ الجِمِيلَةُ الَّتِي زَرَعتُمُوها لَنْ تَشرَبُوا مِنْ خَمرِها.

Continue reading Report error