W axaan idinku dhuftay beera-engeeg iyo caariyaysi, oo beerihiinnii badnaa, iyo beercanabyadiinnii, iyo dhirtiinnii berdaha ahayd, iyo dhirtiinnii saytuunka ahaydba waxaa wada laasatay koronkorrada, laakiinse iima aydaan soo noqon ayaa Rabbigu leeyahay.
“I smote you with scorching wind and mildew; And the caterpillar was devouring Your many gardens and vineyards, fig trees and olive trees; Yet you have not returned to Me,” declares the Lord.
Continue reading Report error