Caamoos 4:13 ~ ﻋﺎﻣﻮﺱ 4:13

picture

W aayo, bal eega, kan buuraha sameeya, oo dabaysha uuma, oo binu-aadmiga u sheega waxa fikirkiisu yahay, kan subaxdii gudcur ka dhiga, oo ku kor tunta dhulka meelihiisa sare, magiciisu waxaa weeye Rabbiga oo ah Ilaaha ciidammada.


فَهُوَ الَّذِي يَصنَعُ الجِبالَ، وَيَخلِقُ الرِّيحَ، وَيُخبِرُ البَشَرَ عَمّا يُرِيدُ فِعلَهُ. يُحَوِّلُ الفَجرَ إلَى ظُلمَةٍ، وَيَسِيرُ عَلَى جِبالِ الأرْضِ. اسْمُهُ يهوه ، الإلَهُ القَدِيرُ.

Continue reading Report error