Caamoos 4:10 ~ ﻋﺎﻣﻮﺱ 4:10

picture

W axaan idinku soo dhex daayay cudur belaayo sidaan Masar ugu soo daayay oo kale. Barbaarradiinnii seef waan ku laayay, oo fardihiinniina waan wada kaxaystay, oo waxaan ka dhigay in qudhunkii xeradiinnu uu xataa soo gaadho sankiinna dulalkiisa, laakiinse iima aydaan soo noqon ayaa Rabbigu leeyahay.


«أرسَلتُ عَلَيكُمْ وَبَأً كَما عَمِلتُ فِي مِصرَ، قَتَلتُ شَبابَكُمْ بِالسَّيفِ، وَخُيُولُكُمْ سُبِيَتْ. أصعَدتُ رائِحَةَ الجُثَثِ فِي مُخَيَّماتِكُمْ إلَى أُنُوفِكُمْ، وَمَعَ هَذا لَمْ تَرجِعُوا إلَيَّ،» يَقُولُ اللهُ.

Continue reading Report error