Caamoos 3:14 ~ Amos 3:14

picture

M aalinta aan dadka Israa'iil xadgudubyadooda u ciqaabi doono ayaan weliba meelaha allabariga ee Beytel baabbi'in doonaa, oo meelaha allabariga geesahooda ka taagan waa la wada jari doonaa, oo dhulkay ku soo dhici doonaan.


“On the day I punish Israel for her sins, I will punish the altars of Bethel. The horns of the altar will be cut off and fall to the ground.

Continue reading Report error