L aakiin anigu hortoodaan ka baabbi'iyey kii reer Amor oo sarajooggiisu ahaa sida sarajoogga geedaha kedarka la yidhaahdo, oo u xoogga badnaa sida geedaha alloonka la yidhaahdo, oo weliba midhihiisii waan ka baabbi'iyey xagga sare, oo xididdadiisiina waan ka baabbi'iyey xagga hoose.
Eu i-am nimicit pe amoriţi dinaintea lor, deşi erau înalţi ca cedrii şi puternici ca stejarii. Deasupra, le-am nimicit roadele, iar dedesubt – rădăcinile.
Continue reading Report error