R abbigu wuxuu leeyahay, Saddex iyo weliba afar xadgudub oo ay dadka Israa'iil sameeyeen aawadood ayaanan ciqaabtooda uga noqonaynin, maxaa yeelay, kii xaqa ahaa lacag bay ku iibiyeen, oo kii baahnaana waxay ku iibiyeen laba kabood.
Thus says the Lord, “For three transgressions of Israel and for four I will not revoke its punishment, Because they sell the righteous for money And the needy for a pair of sandals.
Continue reading Report error