Caamoos 2:1 ~ Amós 2:1

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Saddex iyo weliba afar xadgudub oo ay reer Moo'aab sameeyeen aawadood ayaanan ciqaabtooda uga noqonaynin, maxaa yeelay, iyagu waxay gubeen lafihii boqorka reer Edom ilaa ay nuurad noqdeen.


Así dice el Señor: “Por tres transgresiones de Moab, y por cuatro, No revocaré su castigo, Porque quemó los huesos del rey de Edom hasta calcinarlos.

Continue reading Report error