Caamoos 1:5 ~ Амос 1:5

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Qataarkii albaabka Dimishaq waan jebin doonaa, oo waxaan dooxada Aawen ka wada baabbi'in doonaa dadka deggan, oo weliba kan haysta usha boqornimada ayaan reer Ceeden ka gooyn doonaa, oo dadka Suuriyana maxaabiis ahaan baa loogu kaxaysan doona Qiir.


І зламаю засува Дамаску, і мешканця витну з долини Авен, і того, хто держатиме берло з Бет-Едене, і арамський народ піде в Кір на вигнання, говорить Господь.

Continue reading Report error