Laawiyiintii 9:7 ~ Leviticus 9:7

picture

K olkaasaa Muuse wuxuu Haaruun ku yidhi, Meesha allabariga u dhowow, oo waxaad bixisaa qurbaankaaga dembiga iyo qurbaankaaga la gubo, oo nafsaddaada kafaaraggud u samee, iyo weliba dadka aawadiis, oo waxaad bixisaa dadka qurbaankiisii oo iyaga kafaaraggud ugu samee sidii Rabbigu amray.


And Moses said to Aaron, Draw near to the altar and offer your sin offering and your burnt offering and make atonement for yourself and for the people; and offer the offering of the people and make atonement for them, as the Lord commanded.

Continue reading Report error