Laawiyiintii 9:22 ~ Левит 9:22

picture

M arkaasaa Haaruun gacmihiisii ku soo taagay dadka xaggiisii, oo wuu u duceeyey iyagii; markaasuu ka soo degtay bixintii uu bixinayay qurbaankii dembiga, iyo qurbaankii la gubayay, iyo qurbaannadii nabaadiinada.


Тогава Аарон повдигна ръцете си към народа и го благослови; и като беше вече принесъл жертвата за грях, всеизгарянето и мирните приноси, слезе.

Continue reading Report error