Laawiyiintii 9:2 ~ Leviticus 9:2

picture

o o wuxuu Haaruun ku yidhi, Waxaad keentaa dibi yar oo ah qurbaan dembi, iyo wan ah qurbaan la gubo oo aan innaba iin lahayn, oo iyaga Rabbiga hortiisa ku bixi.


and he said unto Aaron, Take thee a calf of the herd for a sin-offering, and a ram for a burnt-offering, without blemish, and offer them before Jehovah.

Continue reading Report error