O o haddana wuxuu keenay qurbaankii dadka, oo wuxuu soo waday ridii dadka u ahayd qurbaankii dembiga, wuuna gowracay oo u bixiyey dembi aawadiis, siduu kan hore yeelay.
ثُمَّ أحضَرَ تَقدِمَةَ الشَّعبِ، فَأخَذَ تَيسَ الماعِزِ لِذَبِيحَةِ خَطِيَّةِ الشَّعبِ، وَذَبَحَهُ، وَقَدَّمَهُ ذَبِيحَةَ خَطِيَّةٍ مِثلَ أوَّلِ ذَبِيحَةٍ.
Continue reading Report error