Laawiyiintii 8:28 ~ Левит 8:28

picture

K olkaasaa Muuse gacmahoodii ka qaaday oo wuxuu qurbaankii la gubayay kula dul gubay meesha allabariga, oo waxay ahaayeen quduuskadhigidda oo caraf udgoon loo bixiyo. Taasu waxay ahayd qurbaan Rabbiga dab loogu sameeyo.


Затем Моисей взял это у них из рук и сжег на жертвеннике, сверху жертвы всесожжения, как жертву посвящения, приятное благоухание, огненную жертву Господу.

Continue reading Report error