Laawiyiintii 8:11 ~ Leviticus 8:11

picture

O o qaarkeedna wuxuu toddoba jeer ku saydhsaydhay meeshii allabariga, oo wuxuu subkay meeshii allabariga iyo weelasheedii oo dhan iyo berkeddii weysada iyo salkeedii, si uu dhammaantood quduus uga dhigo.


A e whitu ana tauhiuhinga atu i te hinu ki te aata, na whakawahia ana e ia te aata me ona oko katoa, te takotoranga wai ano me tona turanga, kia tapu ai.

Continue reading Report error