Laawiyiintii 7:37 ~ Leviticus 7:37

picture

H addaba kanu waa sharciga ku saabsan qurbaanka la gubo, iyo qurbaanka hadhuudhka, iyo qurbaanka dembiga, iyo qurbaanka xadgudubka, iyo kan quduuskadhigidda, iyo kan allabariga qurbaannada nabaadiinada ah,


This is the law of the burnt offering, the grain offering and the sin offering and the guilt offering and the ordination offering and the sacrifice of peace offerings,

Continue reading Report error