Laawiyiintii 7:29 ~ Leviticus 7:29

picture

R eer binu Israa'iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Kii Rabbiga u bixiyaa allabarigiisa qurbaannada nabaadiinada ah waa inuu Rabbiga qurbaankiisa uga keenaa allabariga qurbaannadiisa nabaadiinada ah.


“Say to the people of Israel, ‘Whoever gives his peace gift to the Lord will bring a part of it as a special gift to the Lord.

Continue reading Report error