Laawiyiintii 7:21 ~ Leviticus 7:21

picture

O o qof hadduu taabto wax nijaas ah, hadday tahay qof nijaastiis ama bahal nijaas ah amase karaahiyo nijaas ah, oo uu wax ka cuno hilibka allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo Rabbigu iska leeyahay, qofkaas waa in dadkiisa laga gooyaa. Cunitaankii Dhiigga Iyo Baruurta Oo La Mamnuucay


And if anyone touches any unclean thing—the uncleanness of man or an unclean beast or any unclean abomination—and then eats of the flesh of the sacrifice of the Lord’s peace offerings, that person shall be cut off from his people.

Continue reading Report error