O o qurbaan kasta oo hadhuudh ah oo saliid lagu daray amase engeg ah waa inay wiilasha Haaruun oo dhammu lahaadaan, oo sidii mid u cuno kan kalena ha u cuno. Allabariga Qurbaannada Nabaadiinada
Every meal offering, mixed with oil or dry, belongs to all the sons of Aaron, one as well as another.
Continue reading Report error