Laawiyiintii 6:9 ~ 利 未 記 6:9

picture

H aaruun iyo wiilashiisa amar oo waxaad ku tidhaahdaa, Kanu waa sharciga qurbaanka la gubo ku saabsan: qurbaanka la gubo waa inuu habeenkii oo dhan saarnaadaa qoryaha meesha allabariga saaran tan iyo ilaa waagu ka baryo; oo dabka meesha allabarigana waa in laga sii ololiyaa.


你 要 吩 咐 亞 倫 和 他 的 子 孫 說 , 燔 祭 的 條 例 乃 是 這 樣 : 燔 祭 要 放 在 壇 的 柴 上 , 從 晚 上 到 天 亮 , 壇 上 的 火 要 常 常 燒 著 。

Continue reading Report error