Laawiyiintii 6:25 ~ 利 未 記 6:25

picture

L a hadal Haaruun iyo wiilashiisa, oo waxaad ku tidhaahdaa, Kanu waa sharciga ku saabsan qurbaanka dembiga: meesha qurbaanka la gubo lagu gowraco waa in qurbaanka dembigana lagu gowracaa Rabbiga hortiisa, waayo, kaasu waa kan ugu wada quduusan.


你 对 亚 伦 和 他 的 子 孙 说 , 赎 罪 祭 的 条 例 乃 是 这 样 : 要 在 耶 和 华 面 前 、 宰 燔 祭 牲 的 地 方 宰 赎 罪 祭 牲 ; 这 是 至 圣 的 。

Continue reading Report error