O o dabka meesha allabarigana waa in had iyo goor la sii ololiyaa oo waa inuusan marna demin; oo wadaadku waa inuu subax kasta qoryo saaraa, oo uu qurbaanka la gubona ku dul hagaajiyaa, oo xaydha qurbaanka nabaadiinadana waa inuu ku dul gubaa.
壇 上 的 火 要 在 其 上 常 常 燒 著 , 不 可 熄 滅 。 祭 司 要 每 日 早 晨 在 上 面 燒 柴 , 並 要 把 燔 祭 擺 在 壇 上 , 在 其 上 燒 平 安 祭 牲 的 脂 油 。
Continue reading Report error