Laawiyiintii 5:8 ~ Левит 5:8

picture

I yaga waa inuu wadaadka u keenaa, oo isna marka hore ha bixiyo tan qurbaanka dembiga ah, oo madaxa ha ka maroojiyo, laakiinse waa inuusan kala dillaacin.


Пусть он отдаст их священнику, который сначала принесет жертву за грех. Он свернет птице голову, не отрывая ее до конца,

Continue reading Report error