o o markaas waa inuu dembigii uu dembaabay aawadiis Rabbiga ugu keenaa qurbaankii xadgudubkiisa, oo waa inuu adhiga ka soo qabto neef dhaddig ah, oo ah nayl ama waxar oo qurbaan dembi ah, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud uga sameeyaa dembigiisii.
He shall bring his guilt or trespass offering to the Lord for the sin which he has committed, a female from the flock, a lamb or a goat, for a sin offering; and the priest shall make atonement for his sin.
Continue reading Report error