Laawiyiintii 5:4 ~ Leviticul 5:4

picture

A ma haddii mid uu bushimihiisa degdeg ugaga dhaarto inuu samaynayo xumaan ama samaan, wax kasta ha ahaadeene wixii qof degdeg ugu dhaarto, hadday waxaasu isaga ka qarsoon yihiin, markuu waxaas ogaado wuxuu ahaan doonaa mid waxyaalahan midkood eed ku leh.


Dacă cineva va jura pripit că va face bine sau rău cu privire la orice lucru despre care se poate jura şi, deşi nu şi-a dat seama la început, ajunge totuşi să-şi dea seama mai târziu, va fi considerat vinovat.

Continue reading Report error