Laawiyiintii 5:16 ~ 利 未 記 5:16

picture

O o alaabtii quduuska ahayd oo uu ku dembaabay waa inuu magdhabaa, oo weliba iyadoo shan meelood loo dhigay meesheed waa inuu ku daraa, oo waa inuu wadaadka u dhiibaa, oo wadaadkuna waa inuu isaga kafaaraggud uga dhigaa wankii ahaa qurbaanka xadgudubka oo isna waa la cafiyi doonaa.


並 且 他 因 在 聖 物 上 的 差 錯 要 償 還 , 另 外 加 五 分 之 一 , 都 給 祭 司 。 祭 司 要 用 贖 愆 祭 的 公 綿 羊 為 他 贖 罪 , 他 必 蒙 赦 免 。

Continue reading Report error