O o xaydhiisa oo dhanna waa inuu ka bixiyaa sidii xaydhii laga qaado wanka yara oo ahaa allabarigii qurbaannada nabaadiinada ah, oo wadaadku waa inuu ku dul gubaa meesha allabariga, sidii qurbaannadii Rabbiga dabka loogu sameeyo, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii uu dembaabay, oo isna waa la cafiyi doonaa.
And he shall take away all its fat, as the fat of the lamb of the sacrifice of peace was taken away; and the priest shall incense it upon the altar in an offering on fire unto the LORD; and thus shall the priest reconcile him from his sin that he has committed, and he shall have forgiveness.
Continue reading Report error