O o hadduu neef ido yar ah u keeno qurbaanka dembigana waa inuu neef dhaddig oo aan iin lahayn keenaa.
If he brings a lamb as his sin offering, he shall bring a female without blemish.