Laawiyiintii 4:20 ~ 利 未 記 4:20

picture

O o dibiga ha ku sameeyo siduu ku sameeyey dibigii qurbaanka dembiga oo kale, oo kanna sidaas oo kale ha ku sameeyo; oo wadaadku iyaga kafaaraggud ha u sameeyo, oo iyana waa la cafiyi doonaa.


收 拾 这 牛 , 与 那 赎 罪 祭 的 牛 一 样 。 祭 司 要 为 他 们 赎 罪 , 他 们 必 蒙 赦 免 。

Continue reading Report error