O o ururka reer binu Israa'iil oo dhammu hadduu qaldamo, oo ay waxaasu indhaha shirka ka qarsoon yihiin, oo ay sameeyaan wax ka mid ah waxyaalihii uu Rabbigu amray inaan la samayn, oo ay saas eed ku leeyihiin,
Dacă toată adunarea lui Israel a păcătuit fără voie şi fără să ştie, făcînd împotriva uneia din poruncile Domnului lucruri cari nu trebuiesc făcute, şi făcîndu-se astfel vinovată,
Continue reading Report error