O o neefkaasu inuu xun yahay iyo inuu fiican yahay, isagu waa inuusan kala hubsan, waana inuusan beddelin, oo kolnaba hadduu beddelo, markaas isagii iyo kii lagu beddelayba waa inay quduus wada ahaadaan ee aan la soo furan.
He shall not search whether it be good or bad, neither shall he change it: and if he change it at all, then both it and that for which it is changed shall be holy; it shall not be redeemed.
Continue reading Report error