Laawiyiintii 27:18 ~ Левит 27:18

picture

L aakiinse hadduu beertiisa quduus ka dhigo sannadda yubilii ah dabadeed, markaas wadaadku waa inuu lacagta u xisaabaa intay yihiin sannadaha ka dhiman sannadda yubilii ah, oo intaad ku qiimaysayna waa in wax laga sii dhimaa.


А якщо посвятить поле своє по ювілеї, то священик облічить йому те срібло за роками, позосталими до ювілейного року, і те буде відняте від оцінки твоєї.

Continue reading Report error