T umidda hadhuudhkiinnu waxay gaadhi doontaa guridda canabkiinna, guridda canabkuna waxay gaadhi doontaa ilaa wakhtiga beeridda, oo cuntadiinna ayaad cuni doontaan ilaa aad dheregtaan, oo dalkiinnana ammaan baad ku degganaan doontaan.
Вършитбата ви ще трае до гроздобер и гроздоберът ще трае до сеитба; и ще ядете хляба си до насита и ще живеете безопасно в земята си.
Continue reading Report error