Laawiyiintii 26:44 ~ 利 未 記 26:44

picture

L aakiinse in kastoo ay saas sameeyeen anigu intay dalka cadaawayaashooda joogaan oo dhan iyaga diidi maayo, karhina maayo, wada baabbi'inna maayo, oo axdigaygii aan la dhigtay jebin maayo, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahooda ah.


雖 是 這 樣 , 他 們 在 仇 敵 之 地 , 我 卻 不 厭 棄 他 們 , 也 不 厭 惡 他 們 , 將 他 們 盡 行 滅 絕 , 也 不 背 棄 我 與 他 們 所 立 的 約 , 因 為 我 是 耶 和 華 ─ 他 們 的 神 。

Continue reading Report error