Laawiyiintii 26:42 ~ Leviticus 26:42

picture

a yaan soo xusuusan doonaa axdigaygii aan Yacquub la dhigtay, iyo weliba axdigaygii aan Isxaaq la dhigtay, oo weliba waxaan kaloo soo xusuusan doonaa axdigaygii aan Ibraahim la dhigtay, oo dalkana waan soo xusuusan doonaa.


and I will remember my covenant with Jacob and likewise my covenant with Isaac, and also my covenant with Abraham will I remember, and I will remember the land.

Continue reading Report error