O o iyagoo aan ninna eryanayn ayaa midkoodba midka kale ku turunturoon doonaa sidii iyagoo seef ka baqanaya. Oo innaba ma aad yeelan doontaan itaal aad cadaawayaashiinna isku hor taagtaan.
And they have stumbled one on another, as from the face of a sword, and there is none pursuing, and ye have no standing before your enemies,
Continue reading Report error